Diyaaradda Loo yaqaano Diyaarada Qiyaamaha ayaa Maanta ka dagtay Caasimada Iiraan.

Isniin 13 July 2026 {HMC} Diyaaradda loo yaqaan doomsday Plane ee Ruushka oo ka duushay Magaalada Moscow ayaa ka degtay garoonka Imaam Khamenei ee Caasimada Dalka Iiraan ee Tehran.

Diyaaradda waa nooca Tu-214PU, waxaa leh aqalka Kirimilinka Ruushka looga taliyo.

Waa nooc aanay xabbad karin, la jaam gareyn karin, iska difaaca nooc kasta oo hub ah oo lagu weeraro sidoo kalena aysan arki karin raadaarrada.

Sida ku cad xogta FlightRadar, diyaaradda oo u dhiganta midda Airforce one ee Mareykanka ayaa tagitaankeeda ku soo aaday iyada oo Mareykanka iyo Iran dagaallamayaan maalintii 4aad io xiriir ah, dhacdo u muuqata burburka heshiiskii ay ka shaqeyaay Islamabad.

Iskaashiga Dowladdaha Ruushka iyo Iran oo sarreeya ayaa awgii waxaa lala xiriirinayaa arrimo amni iyo sirdoon ku jiraan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...