Dhuusamareeb & qabanqaabada soo dhaweynta wafdiga Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre

Arbaco 24.June 2026 {HMCH]Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug waxaa ka socota soo qabanqaabada lagu soo dhaweynayo wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaaladaas.

Ciidan katirsan Ilaalada gaarka ah ee Ra’iisul Wasaaraha, qaybta 21aad ee Xoogga Dalka iyo kuwa Hiil-walaal ee ka socda Jamhuuriyadda Jabuuti qaybtana ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa ku sugan Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Nuur.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa marka uu tago Magaalada Dhuusamareeb waxa uu gudagalayaa kulamo uu la qaadanayo Madaxda sare ee Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo xubno katirsan qaybaha kala duwan ee Bulshada Maamulkaas.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...