DFS oo Howlgal Qorsheysan ku dishay 8 xubnood oo ka tirsanaa Kooxda AS oo uu ku jiro horjoogahoodii Axmed Eybka Caalim (Dagare).

Sabti 4 July 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay siddeed xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, oo uu ku jiro horjoogihii kooxda u qaabilsanaa weerarrada hoobiyeyaasha Axmed Eybka Caalim (Dagare).

NISA ayaa sheegtay in howlgalkaasi uu jab culus ku noqday shabakaddii kooxda u qaabilsanayd qorsheynta weerarrada argagixisada.

Sidoo kale NISA ma soo bandhigin sawirka horjoogaha la dilay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...