DFS oo dalka Liibiya ka soo celisay dhalinyarro badan oo halkaas kudhibaatesnaa .

Khamiis 2. july 2026 {HMC} 129 ruux oo u badan dhalinyarro ayay maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya dib ugu soo celisay dalkooda, ka dib markii laga soo daayay Xabsiyada Liibiya.

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 19 kamid ah Muwadiniinta Soomaalida ah loo diray magaalada Hargeysa oo ay hore uga tageen.

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo soo dhaweeyay dhalinyarradaan ayaa sheegay in dadaal dheeraad ah la galiyay sidii ay uga soo bixi lahaayeen Xabsiyada dalka Liibiya.

Dhalinyarradaan ayaa intooda badan qaab tahriib ah ku tagay dalkaasi Liibiya, iyagoo doonayay in ay u sii gudbaan dhinaca qaaradda Yurub, weliba qaab Tahriib ah.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

DFS oo Diyaarineyso xayiraado dhaqaale iyo socdaal oo ka dhan ah Lafta-gareen

ISNIIN 7, Sep 2026 {HMC} Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsanayaan tallaabooyin dhaqaale iyo kuwo socdaal oo...