Dawladda Afgaanistaan oo ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul.

Sabti, 29, August 2026 {HMC} Dawladda Afgaanistaan ayaa lagu warramayaa inay ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul oo dib loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Afgaanistaan, iyadoo sidoo kale la sheegay ururka Taalibaan ee xukunka qoriga kula wareegay inay hadda beddeleen siyaasadii dagaalka oo ay doonayaan inay dunidda u furaan Afgaanistaan, sida ay weriyeen warbaahinta dawladda Sacuudiga ee Al Hadath iyo Al Arabiya.

Go’aankan ujeeddada ka dambeysa waxaa lagu sheegay Taalibaan inay doonayaan Mareykanka inuu cunaqabateynta ka qaado oo la fasaxo lacagaha ka xanniban Afgaanistaan,waxayna aaminsanyihiin in tallaabooyinkaas ay gacan ka geysan karaan hagaajinta xiriirka labada dhinac.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...