{DAAWO SAWIRADA} Wiil Soomaali ah oo dhaawac daran Loogu geystay Suuqa Xaafadda Bellville ee Magaalada Cape Town

Arbaco 19 Augt 2026 {HMC}  Wiil Soomaali ah ayaa dhaawac daran Loogu geystay Suuqa Xarunta Takaasida ee Xaafadda Bellville ee Cape Town, isagoona noqonaya Qofkii Saddexaad ee Soomaali ah ee dhaawac loo Geeystay.

Xaaladda Suuqa Xaafadda Bellville ee Cape Town ayaa cirka isku shareereeysa, iyadoona ay sii xoogeysanayaan Dibadbaxyada Rabshadaha wata ee ay dhigayaan Ururka March and March ee kaso horjeeda joogitaanka ajaanibta.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweyne Xasan Shiikh oo dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika.

Sabti 3, October 2026 | HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika,...