{DAAWO SAWIRADA} Suuriya oo qabtay shixnad hub ah oo loo wada Kooxda Xisbulaah.

Jimco 17 July 2026 {HMC} Laamaha ammaanka ee Suuriya ayaa sheegay inay qabteen shixnad hub ah oo la doonayay in dalka laga soo geliyo dhinaca xadka Ciraaq, islamarkaana loo waday Xisbullah ee Lubnaan.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in ciidamada ammaanku ay qabteen gaari ay ka shakiyeen ka hor intii uusan gudaha u soo gelin Suuriya.

Sida ay wasaaraddu sheegtay, baaritaan lagu sameeyay gaariga ayaa lagu helay hub isugu jira gantaallo, gantaallada lidka taangiyada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay weli ku howlan tahay baaritaannada qaraxa ka dhacay xero ciidan ee ku taalla Viacha

Talaado 8, Sep 2026 {HMC} Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay weli ku howlan tahay baaritaannada qaraxa ka dhacay xero ciidan ee ku taalla...