{DAAWO SAWIRADA} Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle. Mahomed Abdulkadir oo Kulan la qaatay qaar ka mid ah Dhalinyarada Gobalka Hiiraan.

Axad 31 May. 2026 {HMC} Musharax Madaxweynaha Dowlad-Gobaleedka Hirshabeelle. Xildhibaan Garyaqaan Mahomed Abdulkadir ayaa galabta Kulan is xog wareeysi ah la qaatay qaar ka mid ah Dhalinyarada Gobalka Hiiraan.

Xildhibaanka ayaa mudooyinkii dambe waxaa uu waday kulamo isdaba joog ah oo uu la yeelanaayo qeybaha kala duwan ee bulshada ka soo jeedo deegaan Doorashadiisa ee Hirshabeelle.

Marka laga tago kulamada uu waday Xildhibaanka waxaa jiray safaro kala duwan oo uu ku tagay qaar kamid ah deegaanada Dowlad Goboleedka Hirshabelle si uu ugu guur galo Xaaladaha dhabta ah ee ka jiro deegaanadaas

Musharax Maxomed cabdul qaadir Maxamed ayaa kamid ah siyaasiyiinta ugu fir fircoon ee ka soo jeedo Gobolka Hiiraan iyo Dowlad Goboleedka Hirshabelle.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay wafdi sare oo ka socday Ciidanka Cirka Dowladda Pakistan.

Axad 20 Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku...