{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Ruto oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Habaasweyn ee Koonfurta Ismaamulka Wajeer

Axad May 31, 2026 {HMC} Madaxweynaha Kenya Dr. William Ruto ayaa maanta si weyn loogu soodhaweeyey Magaalada Habaasweyn ee Koonfurta Ismaamulka Wajeer, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay Xildhibaanka Koonfurta Wajeer Mudane Mohamed Addow, Gudoomiyaha Ismaamulka Wajeer Mudane Ahmed Jiir Iyo Shacabka Magaalada Habaaswayn.

Madaxweynaha ayaa Xariga ka Jaray Mashaariic kala duwan waxuuna Caawa Madaxweyne Ruto u hoyan doonaa Magaalada Wajeer oo ay maalinta berri ah haddii Alle Idmo ka dhici doonto Munaasabadda Qaran ee Madaraka Day.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...