{DAAWO SAWIRADA} Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo bandhigtay Hub iyo gaadiid.

Sabti 6, June 2026 {HMC} Hub iyo gaadiid dagaal oo maleeshiyaad lagu abaabulay degmada Cabdicasiis ay wateen, isla markaana ay la wareegeen Hay’adaha Ammaanka ee dowladda ayaa galabta loo soo bandhigay warbaahinta.

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska G/Banaadir Korneyl Mahdi Cumar oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Cabdicasiis ayaa faahfaahin ka bixiyey hub sharci darro ah oo goobo kala duwan ay ku qariyeen maleeshiyaadkii degmadaas laga saaray.

“Siyaasi dambe oo hub iyo maleeshiyaad soo abaabulay lama fasixi doono ee waa la maxkamadey doonaa,” Taliyaha Booliska G/Banaadir Macalin Mahdi oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Cabdicasiis oo lagu soo bandhigay hub lagu soo geliyey si sharci darro ah

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...