{DAAWO SAWIRADA} Askar ka goosatay maamulka Waqooyi bari oo ku Biiray Somaliland.

Isniin 6 July 2026 {HMC} Soomaaliland oo soo bandhigtay Askar ka goosatay maamulka Waqooyi bari iyo hal gaari oo ah nooca ay soomaalida u taqaan Cabdi bile.

Waa hal gaari oo ay wataan laba askari, kuwaas oo deegaan ahaan ka soo jeeda Sanaag, gaar ahaan Dhulbahante sida ay sheegeen saraakiisha Soomaaliland ee soo dhaweeyay labada Askari.

Gaariigu waa Cabdi Bille uu qori saaran yahay iyo dhawr qori oo fudud, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Somaliland ee ku sugan Taliska Oog.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...