{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo Ciidamadii Ugu badnaa geysay Gobolada dalka.

Axad 14 Juun 2026 {HMC} Barnaamijka FAANQYNTA caawa waxaan kaga hadli doonaa Ciidamada Faraha badan ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ay geeysay qaar kamid ah Gobolada dalka.

Dhinaca Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab iyo ciidamo uu hogaaminaya ayaa gaaray gobolka Galgaduud gaar ahaan deegaanada hoos yimaada degmada Ceeldheer taliyaha ayaa halkaas ka wado howlgalo la doonayo in lagu soo celiyo amniga kala dambaynta deegaanka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA FALANQEYNTA 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay faragelin shisheeye oo dalkiisa lagu sameeyo.

Isniin 6, Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha ee dalkiisa, isagoo sheegay...