{DAAWO MUQAALKA} Diyaaradii Bambooyinka Culus ku garaaci jirtay iiraan oo Buburtay.

Talaado 16, June 2026 {HMC} Diyaarad nooca B-52 ah oo ka mid ah noocyadii lagu weerarray Iiraan ee bambooyinka culus qaada oo ay leeyihiin ciidanka Mareykanka ayaa burburtay wax yar ka dib markii ay ka duushay saldhigga ciidanka cirka Edwards Airfield ee gobolka California , sida ay waxyar ka hor baahisay CNN.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...