{DAAWO MUQAALKA} DFS oo war ka soo saartay shacabkii lagu laayay Ari-Caddeeye

Talaado, June 26, 2026 {HMC} Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya,Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo wareysi kooban siiyay Telefishinka Soomaali Cable ayaa ka hadlay dagaalka ka dhacay deegaanka Ari-Caddeeye ee gobolka Sool, kaas oo lagu xasuuqay dad badan oo shacab ah ayna ku jiraan dad Birmageydo ah.

Wasiir Cali Xoosh ayaa falka ka dhacay ku tilmaamay wax aan la aqbali karin, isla markaana aan u fiicneen Waqooyi Bari iyo guud ahaan Soomaali.

“Deegaanka Ari-Caddeeye fidno ayaa ka dhacday oo aan u fiicneyn deegaanka iyo Soomaali aad iyo aad ayaan uga xunahay wixii dhacay waana wax aan u fiicneen qalbiga daahirka ah” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, halkaas oo...