Cutub ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya ayaa muddo dheer tababar ku qaadanayay dalka Masar.

Jimco 9 Oct 2026 {HMC} Tirada saxda ah ee askarta cutubkan ayaan si rasmi ah loo xaqiijin. Ciidamadu waxay qaateen tababaro dhinacyo kala duwan ah, waxaana dhawaan Taliyaha Taliska Ciidamada Gaarka ah ee Soomaaliya uu tababar u soo xiray cutubka dhawaan dalka lagu soo celiyay ka dib markii ay dhamaysteen tababarkooda.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Danjiraha Dalka Ciraaq oo Booqasho shaqo ku tagay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya.

Jimco 9 Oct 2026 {HMC}  Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Mudane Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magalaada Nairobi...