Ciidanka NISA oo deegaanka Jilib Marka ku qabatay 100 Jirgaan oo walxaha qarxa ay ku jireen.

Khamiis, 11 June 2026 {HMC} Hay,adda NISA ayaa sheegtay in deegaanka Jilib Marka ay ku qabatay 100 Jirgaan oo walxaha qarxa ay ku jireen oo loo waday Kooxda Al shabaab.

Walxahaan ayaa la sheegay in lagu aasay goob ka mid ah deegaanka Jilib Marka ee Shabeellada hoose.
NISA ayaa qoraalka ka soo baxay lagu daray in Kooxda Al shabaab goob waliba ay ka curyaaninayaan si aysan u dhibaateen Shacabka Soomaaliyeed.

Lama sheegin cidda Jilib Marka ku duugtay Kiimikooyinkan qaraxyada loo adeegsado iyo in la qabray dad falkaas lala xiriirinayo.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay faragelin shisheeye oo dalkiisa lagu sameeyo.

Isniin 6, Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha ee dalkiisa, isagoo sheegay...