Ciidamo Mushaar la’aan ka cabanaayo ayaa xertay wadooyinka muhiimka ee soo galo maamuka puntiland

Axad 7, June 2026 {HMC}Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay xirteen waddooyinka muhiimka ah ee halkaasi.

Sida ay goobjoogeyaal sheegeen ciidanka ayaa xirtay inta wadada u dhow Madaxtooyada iyo bartamaha magaalada.

Askarta ayaa ku qeylinaya in aysan helin mushaarkooda iyo xuquuqihii ay ku lahaayeen dowlad goboleedka Puntaland.

Magaalada Carmo ayaa 29 bishii April tababar loogu soo xiray ciidankan oo hoos imaanaya booliiska Puntland.

Weli maamulka Puntland kama hadlin tillaabada ay qaadeen ciidanka maamulkaasi ee ka cabanaya mushaar la’aanta.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Erdogan oo sheegay in heshiiska difaaca ee Maka uusan ku wajahneyn Iiraan ama Israa’iil.

Jimco, 25 Seb 2026 {HMC} Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Heshiiska Difaaca Wadajirka ah ee Maka ee u dhexeeya Turkiga, Bakistaan iyo...