Bunka iyo shaaha, midkee faa’iido badan.

Khamiis 3, Sep 2026 {HMC} Waxaa jira tartan xooggan oo ka dhaxeeya cuntooyin iyo cabbitaannada oo qaar badan kala doorashadooda lagu xifaaltamo, sida bariiska iyo baastada, hamburger iyo pizza, iyo qaar kale.

Si la mid ah bunka iyo shaaha ayaa tartan kale oo caalami ah uu ka dhaxeeyaa.

Soomaalidu waxa ay ka mid tahay dadka ugu cabbista badan shaaha marka loo barbar dhigo bulshooyinka kale ee gobolka. Waxaana iska cad in cabbista shaahu ay mar walba ka horrayso midda bunka ee bulshada Soomaalida dhexdeeda.

Ugu yaraan sannad walba waxa soo baxa daraasado caafimaad oo la xidhiidha faa’iidooyinka ama faa’iido darrada ka dhalan karta qaababka loo isticmaalo labadan cabbitaan.

Daraasad caafimaad oo hadda ka hor la saaray waxa ay daaha ka qaadday in cabbitaanka koob shaaha ah ama kafee ah maalin kasta ay kaa ilaalin karto da’da, sidoo kalena ay ka hortagi karto daciifnimada jirka iyo gabowga.

← Back

Thank you for your response. ✨

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...