Baanka Adduunka oo Labo Arin ku amaanay Soomaaliya in ay kaga horeyso Wadamada Africa.

Sabti, 29, August 2026 {HMC} Baanka Adduunka ayaa shaacaka qaaday in Soomaaliya hormuud u tahay dalalka bariga iyo koofurta Afrika, marka la eego heerka isticmaalka iyo ka faa’iidaysiga maalgelinta & mashaariicda.

Baanka ayaa caddeeyay in aanay jirin lacago la celiyay ama la joojiyay sababo la xidhiidha musuqmaasuq ama maamul xumo darteed, tani oo timi ka dib eedeyntii Raysal wasaare hore Kheyre, sida uu weriyey Dawan Afruka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

RW Xamsa oo amar ku bixiyay in hubka laga xakameeyo waddooyinka Muqdisho.

Axad, 13, Sep 2026 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa faray laamaha amniga inay adkeeyaan xakamaynta hubka lagu dhex qaato magaalada Muqdisho,...