AUN Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka.

Jimco 32 July 2026 {HMC} Rabbi Naxariistiisa janno hasiiyee, sia ay xaqiijisay Huba-Nuura waxa dalka Maraykanka ku geeriyooday abwaankii iyo fannaankii waynaa ee hoballada Waaberi Axmed Cali Cigaal. Axmed ayaa la sheegay in uu waayadii dambe xanuusaney halkaasi.

Sidoo kale, abwaanno iyo fannaaniin kala duwan oo BBC-da la hadashay ayaa sidoo kale u xaqiijiyey geerida fannaanka, kana tacsiyeeyey.

AUN Axmed Cali Cigaal ayaa kamid ahaa dhallinyaradii kusoo baxay markii kacaankii fanka iyo suugaantu taabbagalka noqonayey.

Fannaanka ayaa la sheegay inuu qorsheenayey inuu kasoo qeyb-galo xafladda sanad guurada maamulka Puntland oo la xuso bisha Agoosto sanad kasta, inkasta oo aysan u suurogelin.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo gaaray Dalka Shiinaha.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...