Askartii Mareykanka oo Iiraan ay ku dishay Weerar at ku qaaday Joordan Meydkooda La geeyay Mareykanka.

Arbaco 22 July 2026 {HMC} Meydadka askartii Mareykanka ee ay Iiraan ku dishay weerar ay ka fulisay saldhig uu Mareykanka ku leeyahay dalka Jordan ayaa maanta laga dejiyo Mareykanka,iyagoo goobtii laga dejiyay uu ku sugnaa Trump.

Dhimashada askarta Mareykanka ee dagaalka Iiraan, ayaa cadaadis ku dhalisay Trump, waxaana gudaha Mareykanka soo baxay codod badan oo ku baaqa in la joojiyo dagaalka, halka kuwa kale ay is waydiinayaan inaysan jirin natiijo illaa hadda Mareykanka uu ka gaaray dagaalkan

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya oo la filayo in ay heshiis ka gaaraan arimaha khilaafaadka.

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka...