Amiirkii Kooxda AS u qaabilsanaa Magaalada Jowhar oo La dilay.

Sabti 15 Aug 2025 {HMC} Hay,ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa Sheegtay in ay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise, oo 25 KM u jira magaalada Jowhar ku dishay sagaal Xubnood oo ka tirsanaa AS kuwaas oo uu kujiro Amiirkii Kooxda U qaabilsanaa Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka ee Iran oo sheegay in Madaxweyne Trump uu ku jiro xaalad cakiran

Talaado 29 Sep 2026 {HMC} Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka ee Iran, Mohsen Rezaei, ayaa sheegay in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku...