AHUN Fannaan Cabdullaahi Boqol oo Muqdisho ku geeriyooday.

 Axad 05, Luulyo, 2026 {HMC} Allaha u naxariisto waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cabdullaahi Maxamuud Cabdulle oo loo yaqaan Cabdullaahi Boqol kana mid ahaa Fannaaniinta Soomaaiyeed.

Cabdullaahi Boqol waxa uu kamid ahaa Dhallinyaradii doorka firfircoon ka qaadatay dib usoo noolaynta fanka burburkii Dowladdii Militariga ahayd ee kaddib.

Waxa uu ku dhashay Magaalada Muqdisho, degmada Warta Nabadda gaar ahaan Xaafadda Geed jacayl sida uu ku sheegay waraysi uu bixiyay sanado kahor.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya oo la filayo in ay heshiis ka gaaraan arimaha khilaafaadka.

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka...