Xuutiyiinta oo qabsaday guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Yemen.

Axad 4, Oct 2026 {HMC} Xuutiyiinta oo qabsaday guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Yemen, Sultan al-Barakani, oo ku yaalla koonfurta magalada Ta’iz.

Waxaa la sheegay in Xuutiyiintu guriga galeen oo ay halkaas fariisin ka sameysteen kadib dagaallo qaraar oo ay la galeen ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka.

Isla waqtigaas, Xuutiyiintu waxay qabsadeen degmada Al-Safiya, oo ku taalla koonfurta Ta’iz, taas oo saameysay waddada muhiimka ah ee isku xirta Ta’iz iyo Magalada Cadan Sultan al-Barakani waa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Yemen, waxaana uu ku dhashay degmada Al-Maafer ee gobolka Ta’iz.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Kooxda RSF ee ka Dagaalanto Suudaan oo taageertay Itoobiya.

Axad 4 Oct 2026 {HMC} Kooxda RSF ee dagaalka kula jirto Malateriga Dalka Suudaan ayaa si buuxda u taageertay Dowladda itoobiya oo dagaal kula...