{DAAWO SAWIRADA} Wiil Soomaali ah oo dhaawac daran Loogu geystay Suuqa Xaafadda Bellville ee Magaalada Cape Town

Arbaco 19 Augt 2026 {HMC}  Wiil Soomaali ah ayaa dhaawac daran Loogu geystay Suuqa Xarunta Takaasida ee Xaafadda Bellville ee Cape Town, isagoona noqonaya Qofkii Saddexaad ee Soomaali ah ee dhaawac loo Geeystay.

Xaaladda Suuqa Xaafadda Bellville ee Cape Town ayaa cirka isku shareereeysa, iyadoona ay sii xoogeysanayaan Dibadbaxyada Rabshadaha wata ee ay dhigayaan Ururka March and March ee kaso horjeeda joogitaanka ajaanibta.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya oo Gaaray deegaanka Teedaan Dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Arbaco 19 Aug 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka dhulka Xogga dalka Soomaaliyeed Sareeye guuto Sahal Cabdulahi Cumar Gen Khaalid ayaa Shalay galab gaaray Aaga deegaanka...