109 ayaa la xaqiijiyay inay toddobaadkan ku geeriyoodeen magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska

Sabati June 27, 2026 {HMC} 109 ayaa la xaqiijiyay inay toddobaadkan ku geeriyoodeen magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska , iyadoo dadkan dhimashadooda lala xiriiriyay kulaylka daran oo ku dhuftay Paris oo kor u dhaafay saacadaha qaar 43.7°, halka 39 kalena ay muddadaa wadno xannuun u geeriyoodeen, iyadoo dhimashadan aan lagu darin dadka ku geeriyooday isbitaallada iyo goobaha dadweynaha oo aan wali tiradooda si rasmi ah loo soo bandhigin, sida ay baahisay warbaahinta dawladda Faransiiska ee Franceinfo.

Xaaladan waxay dhalisay inay dadweynuhi isku buurtaan oo isku dhacyo ay ka dhacaan goobaha ganacsiga ee lagu iibiyo qaboojiyaasha oo si deg deg ah uga dhammaanaya xarumaha ganacsi, xilli mar horaba lagu sheegay kulaylka ku dhuftay Faransiiska gaar ahaan caasimadda Parin inuu yahay midkii ugu sarreeyay ee toddobaad gudahii ku dhawaad labo boqol oo ruux oo ay carruur ku jirto ku dhimanayaan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay faragelin shisheeye oo dalkiisa lagu sameeyo.

Isniin 6, Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha ee dalkiisa, isagoo sheegay...