Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Jimco 23 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C abdullahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo aadaysa xilli ay socdaan dadaallo beesha caalamku ku doonayso in lagu heshiiyo hannaanka doorashooyinka dalka.

Waxaa la qorsheeyay kulamo ay ku wada hadli doonaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka si loo xalliyo khilaafka ka taagan dastuurka iyo qaabka doorashada.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Guddoomiyaha Shabeellaha Hoose oo Booqday Ciidamada Xoogga Dalka, Kuna Wareejiyey Deeq Xoolo Nool ah

Jimco 23 Oct 2026 {HMC} Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Mudane Cabdifataax Sayid Axmed Siidii, ayaa maanta booqasho iyo dhiirrigelin ugu tagay geesiyaasha Ciidanka Xoogga...