Itoobiya “Sugidda Amniga Badda Cas Kuma Koobnaan Karto Dalalka Xeebaha Leh oo Keliya”

Jimco 23 Oct 2026 {HMC} Taliyaha Sirdoonka Wadanka itoobiya ayaa ku dooday in Itoobiya ay masuuliyad ka saaran tahay iney gacan ka geysato khataraha carqaladeyn kara ganacsigeeda iyo horumarkeeda dhaqaale.

“Sugida ammniga badda-cas kuma koobnaan karto oo keliya dalalka ku teedsan xeebaha badda-cas.” Taliyaha Sirdoonka Dowladda Itoobiya.”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Jimco 23 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C abdullahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo...