Jimco 23 Oct 2026 {HMC} Taliyaha Sirdoonka Wadanka itoobiya ayaa ku dooday in Itoobiya ay masuuliyad ka saaran tahay iney gacan ka geysato khataraha carqaladeyn kara ganacsigeeda iyo horumarkeeda dhaqaale.
“Sugida ammniga badda-cas kuma koobnaan karto oo keliya dalalka ku teedsan xeebaha badda-cas.” Taliyaha Sirdoonka Dowladda Itoobiya.”

