Iiraan oo Hanjabaad Cusub u Dirtay Mareykanka.

Jimco 23 Oct 2026 {HMC}  Iiraan ayaa dhex dhexaadiyayaasha la wadaagtay, haddii uu Mareykanku dib u billaabo dagaalka inaysan markaa Iiraan uga jawaabi doonin weerarro ka dhaca saldhigyada Mareykanka ee Bariga Dhexe ee ay weerarri doonto goobaha shidaalka, xarun kasta oo istaraatiji ah iyo xataa goobaha muhiimka ah ee kaabayaasha dhaqaalaha iyo bulshada ee dalalka Khaliijka iyo dalalka kale ee Mareykanku xiriirka la leeyahay ee Bariga Dhexe,sida uu baahiyay wargeyska Wall Street Journal oo sheegay inay Iiraan haysato kayd gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Jimco 23 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C abdullahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo...