Weerar ka Dhacay Daanta Galbeed oo Lagu Dilay 2 Askari oo Israa’iiliyiin ah iyo Labadii Falastiiniyiinta ee Weerarka Geystay.

Jimco 23 Oct 2026 {HMC} Labo nin oo Falastiiniyiin ah ayaa maanta weerarray barkontorool oo ciidanka Israa’iil ay dhigteen magaalada Al Khaliil ee Israa’iil ay u bixisay Hebron oo ka tirsan dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, inta uu weerarka socday waxaa lagu dilay labo askari oo ka tirsan ciidanka Israa’iil, shan kale oo ciidanka Israa’iil ah oo labo ka mid ah ay dhaawacyo culus qabaan ayaa sidoo kale lagu dhaawacay, halka labada Falastiiniyiinta ee weerarka qaaday ay ku dhinteen iska horimaadka inta uu socday, sida ay baahiyeen Al Jazeera iyo Times of Isreal.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Jimco 23 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C abdullahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo...