Ciidanka Xoogga Dalka oo Soo Bandhigay Diyaargarowga Dagaal ee Ka Dhanka ah Al-Shabaab, iyo Lafta Gareen.

Jimco 23 Oct 2026 {HMC} Qaar kamid ah ururada guutada 60,aad qeybta 60,aad ciidanka dhulka xooga dalka soo maaliyeed oo maanta soo ban dhigey cudad iyo udiraar garowgii udanbeeyey ee kaga hor tagi lahayeen weeradada kaga imaan kara dhinac yaa isbaxeysiga ah ee al shabaabka iyo al shabaabka cusub ee garabka lafta gareen.

Geesi yaasha guutada 6,aad ururadeeda 61,aad 63,aad iyo 66,aad ayaa waxaa goob faqaare ah kula hadley Taliyaha guutada 6,aad col Ciise jelle isack iyo qaar kamid ah maamulka gobolka bakool & gadoomiyiyaasha degmadooyinka Tiyeegllow iyo Huddur.

 

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Jimco 23 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C abdullahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo...