Ra iisulwasaare Abiy Axmed u jawabaya isbaahaysiga Soomaaliya, Masar, Eriteriya & Suudaan.

Isniin 5 Oct 2026 {HMC} Raysal wasaaraha Wadanka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa u jawabaya isbaahaysiga Soomaaliya, Masar, Eriteriya & Suudaan.

“Deriskeennu waa saaxiibbadeen, laakiin haddii aanan Bad helin horumarkeennu ma dhammaystirmayo… annaga oo ka duuleyna mab’da bixi oo qaado (wax-kala-beddelesho) waxaa naga go’aan in aan helno marin-badeed.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Abiy Axmed Cali oo markale noqday Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

Isniin 5 Oct 2026 {HMC} Abiy Axmed oo mar kale Ra’iisul Wasaare loo magacaabay Dalka Ethiopia iyo Axmed Shide oo Guddoomiye Baarlamaan loo doortay. Baarlamaanka...