Ciidanka dawladda uu Sacuudigu taageerro ee Yemen ku dhawaaqay inay la wareegeen magaalada Dhubab.

Isniin 5 Oktoobar, 2026 {HMC} Ciidanka dawladda uu Sacuudigu taageerro ee Yemen ayaa maanta ku dhawaaqay inay la wareegeen magaalada Dhubab iyo goobo muhiim ah oo ku dhow marin-biyoodka Bab al-Mandab, oo ka mid ah dhulkii bishii hore ay la wareegeen Xuutiyiinta Yemen, waxaa kaloo ay ciidamadan sheegeen inuu socdo dagaal istaraatiji ah oo Xuutiyiinta gacantooda looga saarayo dhulka istaraatijiga ah ee Yemen ,halka ay duqeymo ka dhaceen caasimadda Yemen ee Sanca oo ay gacanta ku hayaan Xuutiyiinta ay ka dhaceen duqeymo, sida ay baahiyeen Al Jazeera ,AP iyo Reuters.

Balse, warbixin ka hor imaanaysa sheegashada dawladda uu Sacuudiga taageero ee Yemen, waxaa beeniyay Sky News , oo fadhigiisu yahay Imaaraadka Carabta oo ilo ku dhow Xuutiyiinta ka soo xigtay inaysan horumar ah oo ciidanka dawladda Yemen ka sameeyeen goobo muhiim ah oo ku dhow marin-biyoodka Bab al-Mandab oo ay gacanta ku hayaan Xuutiyiinta.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Abiy Axmed Cali oo markale noqday Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

Isniin 5 Oct 2026 {HMC} Abiy Axmed oo mar kale Ra’iisul Wasaare loo magacaabay Dalka Ethiopia iyo Axmed Shide oo Guddoomiye Baarlamaan loo doortay. Baarlamaanka...