Robotyo Banaanbax ka dhigay Wadanka Poland.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Waa Robotyo ku mudaharaaday dowladda Poland, waxa ay dalbadeen (codad laga shiday) in xeerar adag loo sameeyo adeegsiga Garaad-gacmeedka (AI) iyo in aanu la wareegin suuqa shaqada ee bin’adamka.

Banaanbaxan waxa soo qaban-qaabiyey urur u dooda xuquuqda shaqada, dowladda Poland oo ka jawaab-celisey banaanbaxa, waxa ay tilmaantay; in Garaad-gacmeedku khatar ku yahay suuqa shaqada ayna dardar-geliyaan xeerar xakameeya

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Jimco 23 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C abdullahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo...