Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Waa Robotyo ku mudaharaaday dowladda Poland, waxa ay dalbadeen (codad laga shiday) in xeerar adag loo sameeyo adeegsiga Garaad-gacmeedka (AI) iyo in aanu la wareegin suuqa shaqada ee bin’adamka.
Banaanbaxan waxa soo qaban-qaabiyey urur u dooda xuquuqda shaqada, dowladda Poland oo ka jawaab-celisey banaanbaxa, waxa ay tilmaantay; in Garaad-gacmeedku khatar ku yahay suuqa shaqada ayna dardar-geliyaan xeerar xakameeya

