Dowladda Soomaaliya oo ku guul-darraysatay dhaqan-gelinta Dastuurka cusub.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Dowladda Fedwraalka Soomaaliya ayaa ku guul-darraysatay dhaqan-gelinta Dastuurka cusub ee keliga ku tahay, iyada oo ay maanta ku ekayd muddo lix bilood ah oo dowladdu horey u sheegtey in ay ku dhawangelinayso Dastuurkeeda.

Xukuumadda DFS ayaa samayn weydey in ay kala saarto xilalka wasiirrada & xildhibaannada isku jira iyo mas’uuliyado kale oo aanu oggolayn Dastuurka cusub.

Maamulada Puntland, Jubbaland iyo Mucaaridka Muqdisho ayaa iyagu bilowgiiba qaadacay Dastuurka cusub, balse hadda Dowladda Federaalka Soomaaliya lafteeda ayaan ku dhaqmayn.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarada Lagu Qaaday Dalka Sacuudiga.

Talaado, 8 Seb 2026 {HMC} — Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarrada ay maleeshiyada Xuutiyiinta ku qaadeen goobo rayid iyo xarumo...