Afar qof oo shalay lagu dilay Xeebaha Gargaal ee Gobolka Nuugaal oo maanta la Aasay.

Arbaco 19 2026 {HMC} Deegaan xeebeedka Garmaal ee Gobolka Nugaal waxa galabta lagu duugey afar muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo shalay lagu diley xeebta deegaankooda, iyada oo ehelada ay duqaynta ku eedeeyeen Turkiga oo la sheegey in uu leeyahay mid ka mid ah maraakiibta lagu haysto aaggaasi.

Kiisaska burcad-badeeda Soomaaliya ayaa kordhay, ibta lagu jiro xiisadda Bariga-dhexe.
Puntland, DFS iyo xataa Turkiga ayaan midna ka hadlin dhacda & maraakiibta la haysto midna.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweyne Xasan Shiikh oo dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika.

Sabti 3, October 2026 | HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika,...