WAR DEG DEG AH Ciidamo la wareegay Kontoroolka degmada Carmo.

Isniin 22, June 2026 {HMC} Ciidamo ka caraysan ishortaaggii lagu sameeyey ilaalada Siyaasi Mohamud Mashruuc ayaa la wareegay gacan ku haynta Kontoroolka degmada Carmo gaar ahaan kan aagga Cali-Sabiix, sida ay ii xaqiijiyeen dad goobta tagay.

Kontoroolkan waxaa horey u joogay ciidamada dowladda Puntland, hase yeeshee ciidamadan ayaa la wareegay gacan ku hayntiisa. Ilaa iyo hadda ma aysan xirin isu socodka gaadiidka iyo shacabka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Mid kamid ah weerarkii ugu dhimashada badnaa ayaa maanta ka dhacay Dalka Suudaan.

Isniin 19 Oct 2026 {HMC} Mid kamid ah weerarkii ugu dhimashada badnaa ayaa maanta ka dhacay Suudaan, waxayna xogaha hordhaca ah ay sheegayaan in...