Isniin 19 Oct 2026 {HMC} Mid kamid ah weerarkii ugu dhimashada badnaa ayaa maanta ka dhacay Suudaan, waxayna xogaha hordhaca ah ay sheegayaan in dadka ku dhintey ay ganacsato Soomaali ah ku jirto.
Magalada Al-Dibab ee gobolka Kordofaan ee Koonfurta Suudaan waxaa maanta ka dhacay weerar loo adeegsad diyaarad aan duuliye lahayn oo ay ku naf waayeen ku dhawaad 80 qof oo u badnaa dad rayid ah oo masaakina.
Kooxda RSF ayaa milatariga Suudaan ku eedeeyay iney weerarka fuliyeen.

