Xuutiyiita Yeman oo mar kale iska fogeeyay in ay weerareen kacbada.

Khamiis 17 Sep 2026 {HMC} Kooxda Xuutiyiita Yeman ayaa mar kale iska fogeeyay in ay weerareen Magaalada Barakeysan ee Maka iyo kacbada.

Ma weerarin kacbada waa been fool xun, dalalka u baroordiiqaya kacbada waa kuwo iska indha tira xurmada dadka muslimiinta” Ayeey yiraahdeen Xuutiyiinta Yemen.

.Maxaad u qabateen Falastiin, waxaad lacag & shidaal siisaan cadowga laynaya dadka… haddana waxaad diiradda saartaan kuwa u hiilinaya islaamka.”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Hogaamiye Aadan Madoobe oo Hambalyo u Diray Hoggaanka Cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug.

Axad 18 Oct 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada...