Xildhibaan Isloow Ducaale oo soo dhoweeyay wadahadalka uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya.

Isniin 26 Oct 2026 {HMC} Xildhibaan Isloow Ducaale oo soo dhoweeyay wadahadalka uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya, qoraalkan ayuuna soo qoray.

“Waxaan soo dhoweynaa Gogosha wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay MD. Hassan Sheikh Mohamud, si looga wada hadlo arrimaha Doorashooyinka Federaalka, loona gaaro heshiis wadar ogol ah.

Waxaan rajo badan ka qabaa in isbedelka iyo Gogosha cusub aysan la mid noqon doonin shirarkii hore, si xal looga gaaro khilaafka Doorashooyinka oo halis weyn ku ah dowladnimada iyo nabadda”.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Golaha Mustaqbalka oo Ka Shiray Martiqaadka Madaxweyne Xasan Shiikh ee Wada-hadalka Doorashada.

Talaado 27 Oct 2026 {HMC} Xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa caawa ku shiray guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Shirka Golaha Mustaqbalka...