Wasiirka Amniga Koofur Galbeeed oo Kormeeray Xeyo Ciidan oo ku yaallo Duleedka Baydhabo.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed, Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamed Korsaar, ayaa maanta kormeeray xero ka mid ah xeryaha Ciidanka Dowladda ee ku taalla duleedka magaalada Baydhabo.

Wasiirka ayaa bogaadiyey dadaalka ciidamada, isagoo kula dardaarmay inay xoojiyaan feejignaanta, isku-duubnida iyo diyaar-garowga, si loo xaqiijiyo amniga Baydhabo iyo guud ahaan deegaannada Koonfur Galbeed.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Maxeey ka wada Hadleen Gudoomiye Jaamac iyo sii hayaha Safiirka xilka kasii degaya ee Mareykanka.?

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay...