WAR DEG DEG AH: Sagal Abdi-Wali oo Loogu Caddeeyay Musharraxa Labour ee Kursigii Keir Starmer.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Sagal Abdi-Wali, oo ah hoggaamiyaha Golaha Deegaanka Camden, ayaa loo arkaa musharrax si weyn ugu dhow in xisbiga talada haya ee Labour uu u doorto doorashada ku-celiska ah ee lagu buuxinayo kursiga baarlamaanka ee uu baneeyay Keir Starmer.

Sagal Abdi-Wali, oo asal ahaan Soomaali ah, waxay ku timid Britain iyadoo ilmo qaxooti ah, waxaana muddo 35 sano ah ay ku nooleyd Camden. Waxay noqotay hoggaamiyaha Golaha Deegaanka Camden bishii May 2026.

Haddii loo doorto musharraxa Labour-ka, waxay noqon kartaa tallaabo taariikhi ah oo muhiim u ah matalaadda bulshada British-Somali ee siyaasadda Britain.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Askari ka tirsan Ciidanka Malatariga Soomaaliya oo Aano qabiil Loogu dilay Sh/dhaxe.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Maleeshiyaad Hubeysan ayaa xadka Gobollada Sh/dhexe iyo Hiiran waxa ay ku dileen Alle ha u naxariistee Axmed Shire Xuseen oo...