WAR DEG DEG AH Mareykanka oo oggolaaday in la siiyo 12 bilood hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

Jimco 18 Sep 2026 {HMC} Dowladda Mareykanka ayaa oggolaaday in Qaramada Midoobay la siiyo 12 bilood oo dheeraad ah si ay u soo afjarto taageerada ay siiso ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal diblomaasiyadeed oo ay sheegtay in ay aragtay Wakaalada Wararka Reuters.

Go’aanka ayaa waqti dheeraad ah siinaya hawlgalka AUSSOM, oo wajahaya dhaqaale yari iyo hubanti la’aan ku saabsan mustaqbalka taageerada saadka.

Reuters ayaa sheegtay in Washington ay qoraalka ku caddeysay in ay taageerayso muddo 12 bilood ah oo lagu dhimayo hawlaha Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, UNSOS, kadibna si rasmi ah loo xirayo.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Sheekh Aadan Madoobe oo Muqdisho Kula Kulmay Wakiilka Cusub ee UNDP ee Soomaaliya.

Axad 18 Oct 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wakiilka cusub ee...