Turkiga oo Mareykanka ku marti galisay kulan looga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Axad, 27 Sep 2026 {HMC}  Dowladda Turkiga ayaa magaalada Newyork ee dalka Mareykanka ku marti galisay kulan looga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka.

Dalalka kulanka ka qeyb galay oo kala ah Türkiye, Qatar, Sacuudi Carabiya, Boqortooyada Midowday iyo Mareykanka ayaa dhageystay warbixinno la xiriira Doorashadii qof iyo codka aheyd ee dalka ka qabsoontay iyo xaaladda kala guurka.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qadar ayaa lagu sheegay in ay ilaalinayaan Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo taageerada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...