Trump oo ‘geesi’ ku tilmaamay duuliyihii labaad ee Flydubai

Khamiis 1 October 2026 {HMC} Donald Trump ayaa sheegay in uu khadka telefoonka kula hadlay Raysalwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, isla markaana ay ka wada hadleen dhacdadii diyaaradda Flydubai.

Trump ayaa Arbacadii sheegay in Netanyahu uu uga warramay wixii dhacay iyo dadaalladii rakaabka diyaaradda ay ku doonayeen in ay xaaladda xakameeyaan.

“Waxaan u malaynayaa in ay tahay dhacdo aan la rumaysan karin. Waxay u muuqataa in ku-xigeenka duuliyuhu uu ahaa argagixiso ama laga yaabee qof waalan,” ayuu Trump yidhi.

Waxa uu sidoo kale ku tilmaamay ku-xigeenka duuliyaha ee lagu weeraray dhacdada in uu ahaa nin geesi ah.“

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Shan Askariy Gorgor ah oo Lacagta Arooskooda Lagu Abaal-mariyey Baydhabo.

Talaado 13 Oct 2026 {HMC} Iyadoo la fulinayo ballan-qaadkii Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “ Gen Khaalid”...