Khamiis 1 October 2026 {HMC} Dowladda Boqortooyada Sucuudi Careebiya ayaa shaaca ka qaadday in Xuutiyiinta Yemen ay diyaarad-iswadda ku beegsadeen masaajidka Nebiga NNKHA, taas waxyeellaysay korontada masaajidka.
Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka masaajidka lagu yidhi: “Ilaahay ha naclado oo ha halaago Maleeshiyada Xuutiyiinta ee argagixisada ah, taageerayaashooda & maalgeliyayaashooda.” S

