Sucuudiga oo casuumaad u fidisay Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka Carabta,

Isniin 28 Sep 2026 {HMC}  Dowladda Sucuudiga oo casuumaad u fidisay Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka Carabta, Sh.Mansuur Al-Nahyaan, iyada oo boqortooyadu garab u raadinayso dagaalka Xuutiiinta Yemen.

Khilaafka labadan dal waxa uu sameeyey dalal dhowr oo Afrika ah, kuwaa oo qaar kood jaray xidhiidhka Abu Dhabi, haatan se Riyaad & Abu Dhabi dib ayey u midoobeen.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda UK oo ku dhawaaqday in qaabilayso qaxoonti Cusub.

Isniin 28 Sep 2026 {HMC}  Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday in qaabilayso qaxoontida, iyada oo dadka dalkaas doonaya u furaysa jid ammaan ah, sida...