Somaaliya iyo Mareeykanka oo ka wada hadlay Dagaalka ka dhanka ah Kooxda AS.

Axad 13 Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor.

Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca amniga iyo howlgallada, gaar ahaan taageerada iyo horumarinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, tayeynta ciidanka iyo dhismaha ciidan qaran oo leh awood iyo diyaar-garow sare.

Labada dhinac ayaa sidoo kale isla eegay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta wada-shaqeynta iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee dhinacyada amniga iyo tababarrada ciidanka

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Iiraan oo ka walaacsan Xaalada Dalka Yemen kadib Duulaan Culus uu ku qaaday Sacuudiga.

Isniin 19 Oct 2026 {HMC} Dowladda Iiraan ayaa ka walaacsan Xaalada Dalka Yemen kadib markii Dowladda Sacuudiga ay Duulaan xoogan ku qaaday Kooxda Xuutiyiinta...